🚨 DEGDEG: Shirkadda Shiinaha ee ZTE ayaa soo bandhigtay taleefankii ugu horreeyay adduunka ee leh Agentic AI. 🤖📱 ZTE waxay ku soo bandhigtay NaviX Ultra shirkii World AI Conference ee Shanghai. Tani ma aha oo kaliya taleefan leh AI caadi ah, balse waa AI awood u leh inuu: • Fuliyo hawlo isaga oo iskiis u shaqeynaya • Ka dhex shaqeeyo apps kala duwan • Fahmo amarada isticmaalaha oo tallaabooyin qaado Tartanka AI Phone-ka ayaa sii kululaanaya, iyadoo shirkadaha sida Honor, StepFun, iyo Apple ay sidoo kale doonayaan inay soo saaraan taleefanno AI awood leh. Mustaqbalka smartphone-ka wuxuu u muuqdaa mid ka gudbaya “app aad furato” una gudbaya “AI kuu qabta shaqada.” 🚀 Ma u malaynaysaa in AI phones ay beddeli doonaan sida aan u isticmaalno taleefannada? 👀
Zakariya SharifShare

Source:Show original
Disclaimer: The information on this page may have been obtained from third parties and does not necessarily reflect the views or opinions of KuCoin. This content is provided for general informational purposes only, without any representation or warranty of any kind, nor shall it be construed as financial or investment advice. KuCoin shall not be liable for any errors or omissions, or for any outcomes resulting from the use of this information.
Investments in digital assets can be risky. Please carefully evaluate the risks of a product and your risk tolerance based on your own financial circumstances. For more information, please refer to our Terms of Use and Risk Disclosure.