🚨 Token-yada Blockchain-ka qaar ayaa lumiyay ilaa 99.8% qiimahoodii tan iyo TGE. Mashruucyo badan oo bilaabay Token Generation Event (TGE) tan iyo Janaayo 2024 ayaa arkay hoos u dhac weyn, inkastoo ay horey u heleen maalgelin aad u badan. Tusaalooyin: 🔹 $0G ayaa uruuriyay $359M 🔹 $STRK ayaa uruuriyay $252M 🔹 $BERA ayaa uruuriyay $142M Tani waxay muujinaysaa dhibaatada ka jirta suuqa crypto: mararka qaar qiimeynta bilowga ah ee mashaariicda waxay aad uga sarreysaa baahida dhabta ah ee suuqa. 💡 Casharka muhiimka ah: Ha iibsan token kaliya sababtoo ah waxaa taageeraya VCs ama uu leeyahay hype badan. Eeg: ✅ Product-ka dhabta ah ✅ Isticmaalayaasha (users) ✅ Revenue-ka ✅ Tokenomics-ka iyo unlock-yada Crypto-ga, magaca weyn ma dammaanad qaado guul. 🚨 Adiga ma u malaynaysaa in inta badan VC-backed tokens ay yihiin kuwo qiimahoodu la buunbuuniyay? 👀
Zakariya SharifShare

Source:Show original
Disclaimer: The information on this page may have been obtained from third parties and does not necessarily reflect the views or opinions of KuCoin. This content is provided for general informational purposes only, without any representation or warranty of any kind, nor shall it be construed as financial or investment advice. KuCoin shall not be liable for any errors or omissions, or for any outcomes resulting from the use of this information.
Investments in digital assets can be risky. Please carefully evaluate the risks of a product and your risk tolerance based on your own financial circumstances. For more information, please refer to our Terms of Use and Risk Disclosure.

