Posts
avatar

🟥 Lisk ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay inay xirayso Lisk Chain, Lisk Portal iyo bridge-keeda. Qaybaha kale ee network-ga si tartiib ah ayaa loo xiri doonaa. ↔️ 10 sano oo ay la shaqeynayeen developers, validators iyo holders kadib, khibradda mashruuca waxaa loo wareejinayaa Lisk cusub. Waa platform maaliyadeed oo casri ah oo loogu talagalay shirkadaha, kaas oo isku meel ku keenaya lacagaha caadiga ah iyo stablecoins. ↔️ $LSK wuxuu sii jiri doonaa sidii loyalty token ku dul jira Ethereum. ↔️ Qiyaastii 5.23 milyan $LSK oo aan la qoondeyn oo ku haray staking rewards pool-ka ayaa la gubi doonaa (burn). Taasi waxay hoos u dhigaysaa total supply-ga. ↔️ Lisk waxay u mahadcelisay dhammaan intii ka qayb qaadatay dhisidda iyo isticmaalka network-ga 10-kii sano ee la soo dhaafay. Waxay sheegtay in marxaladda xigta ay leedahay fursado wanaagsan. https://t.co/pnlH7te2Qd

This content is for informational and educational purposes only. It may include third-party insights, sponsored content, or promotional material for which the creator may receive compensation. Nothing in this feed constitutes investment advice or a guarantee of returns. You are solely responsible for your own investment decisions. Always conduct your own research and exercise caution before trading. We do not guarantee the accuracy of third-party information and are not liable for any losses incurred. Past performance is not indicative of future results. Please refer to our Community Terms and Risk Disclosure Statement for details.

avatarPost your reply

Comment