पोस्ट्स
avatar

🟥 Lisk nee waa inay rasmi ah u shaacisay inay xirayso Lisk Chain, Lisk Portal iyo bridge-keeda. Qaybaha kale ee network-ga si tartiib ah ayaa loo xiri doonaa. ↔️ 10 sano oo ay la shaqeynayeen developers, validators iyo holders kadib, khibradda mashruuca waxaa loo wareejinayaa Lisk cusub. Waa platform maaliyadeed oo casri ah oo loogu talagalay shirkadaha, kaas oo isku meel ku keenaya lacagaha caadiga ah iyo stablecoins. ↔️ $LSK wuxuu sii jiri doonaa sidii loyalty token ku dul jira Ethereum. ↔️ Qiyaastii 5.23 milyan $LSK oo aan la qoondeyn oo ku haray staking rewards pool-ka ayaa la gubi doonaa (burn). Taasi waxay hoos u dhigaysaa total supply-ga. ↔️ Lisk waxay u mahadcelisay dhammaan intii ka qayb qaadatay dhisidda iyo isticmaalka network-ga 10-kii sano ee la soo dhaafay. Waxay sheegtay in marxaladda xigta ay leedahay fursado wanaagsan. https://t.co/pnlH7te2Qd

यह कंटेंट केवल सूचनात्मक और शैक्षिक उद्देश्यों के लिए है। इसमें थर्ड-पार्टी की इनसाइट्स, प्रायोजित कंटेंट या प्रचार सामग्री शामिल हो सकती है जिसके लिए निर्माता को मुआवजा प्राप्त हो सकता है। इस फ़ीड में दी गई कोई भी जानकारी निवेश सलाह या प्रतिफल की गारंटी नहीं है। आप अपने निवेश संबंधी निर्णयों के लिए पूरी तरह से स्वयं जिम्मेदार हैं। हमेशा स्वयं शोध करें और ट्रेडिंग से पहले सावधानी बरतें। हम थर्ड-पार्टी की जानकारी की सटीकता की गारंटी नहीं देते हैं और किसी भी प्रकार की हानि के लिए उत्तरदायी नहीं हैं। पिछला प्रदर्शन भविष्य के परिणामों का सूचक नहीं है। विवरण के लिए कृपया हमारे सामुदायिक नियम और शर्तें और जोखिम डिस्कोजर स्टेटमेंट देखें।

avatarअपना रिप्लाई पोस्ट करें

कमेंट करें